top of page
2c197db4eb3e3695bc09777a31a86de2.png

Macalim Qur'an Online

Ku Baro Gurigaaga Qur'anka Iyo Axaadista

Meet Dr. Dixon

Macalim Qur'an Online

Waa macalim Soomaaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahamsiiyo waa macalim tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo.

Waa diintii loo safri jiray oo gurigaaga kuugu timid waa jaanis fiican iyo fursad dahabiya marka walaalayaal halaga faa,iidaysto fursadan qaaliga ah.

Adigu baro aabo ama hooyo ilmahaagana bar diinta islaamka diinta inagaa u baahane iyadu inooma baahna waad mahadsantihiin.

Arday kasta waxa looga bilaabayaa meesha uu heerkiisu yahay, waxa jira fasalo bilow ah oo lagu barto akhriska iyo qoraalka.

waxa jira fasalo kale oo lagu barto Qur'aanka, axaadista, tafsiir ka iyo siirada rasuulka scw.

quran-book.jpg
Service

Duruusta Dugsiga

Qur'aanka kariimka

Tajweedka

Axaadista Rasuulka scw

Tafsiirka

Higaada

Ducooyinka iyo Adkaarta

Tarbiyada caruurta

Luuqada Carabiga

Higaada 

Fee ga Dugsiga
Patient Info

Fee ga dugsiga 

5 maalmood 30 USD bishiii
3 maalmood 20 USD bishii
Lacagta dugsiga waxa lagu soo dirayaa 
ETf6wuxXsAE5kLG.jpg
download.png
download (1).png
146887260631827780522553_d39f6d59ce_b.jp
images.jfif
Contact us

Contact

Thanks for submitting!

Opening Hours

Sabti-Arbaca: 6am to 11pm

Khamiis iyo Jumce: waa fasax

NAGALA SOO XIRIIR

+252 614461203

SKYPE: Somali010

© 2023 by Macalim Online Quran. 

bottom of page